Daawo Sawirada; Miisaaniyada Jubbaland ee sanadka 2019-ka oo la ansixiyay (Waa Imisa)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlay furitaanka golaha Wasiirada ayaa ka hadlay arrimaha Amniga iyo dib u xoraynta deegaanada Jubbaland kuwaas oo wali ay haystaan Kooxda Al Shabaab, waxaa Madaxweynahu uu sharaxay diyaar garoowga iyo howlaha isku xirka howlgalka lagu xoraynayo Degmooyinka iyo deegaanada wali aan gacanta ku jirin. Axmed … Continue reading Daawo Sawirada; Miisaaniyada Jubbaland ee sanadka 2019-ka oo la ansixiyay (Waa Imisa)